Macalimad si ay Ardaydeeda u jecleysiiso Wax-barashada Fasalka uga dhigtay Mid Ashqaraar leh! (Sawirro)

Samelyn Lafuente, oo ah macalimad dugsi hoose oo ku yaalla Masbate, dalka Filibiin ayaa saddexdii sano ee ugu danbeysay waxay ardaydeeda wax ugu dhigtaa gudaha fasal lagu xardhay midab qurux badan halkaas oo dhammaan wixii indhahaadu qaban karaan sida kuraas, miisas, gidaar iyo wixii la halmaala ay yihiin kuwa lagu mariimay midabka basaliga ah. Sagxadda … Continue reading Macalimad si ay Ardaydeeda u jecleysiiso Wax-barashada Fasalka uga dhigtay Mid Ashqaraar leh! (Sawirro)